 |
| HALKAN HOOSE KA DAAWO UNIVERSAL TV OO LIVE AH |
 |
 |
| HALKAN HOOSE KA DAAWO ALJAZEERA LIVE OO CARABI AH |
 |
 |
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
 |
| Member Poll |
|
|
|
| Mid ka mid ah wakiilada tikreega ee gobalak banadir oo xalay la dilay. |
Xoghayihii guud ee maamulka tikreega u qaabilsanaa degmada boondheere ee gobalka banadir ayaa xalay waxaa magaalada muqdisho ku qaarajiyay mujaahidinta soomaaliyeed. Ninka la dilay oo
|
| Dagaalkii Shaley Oo Ay 22 Gaari Gacanta Ku Dhigeen Mujaahidiinta Soomaaliyeed. |
Wararka laga helayo goobaha dagaaladu ay shalay gabal dhicii ka dheceen ee gobolka Sh/hoose gaar ahaan halka loo yaqaan kaba hereg oo hoos tagtay gobolkaasi ayaa degan wixii ka danbeeyay salaadii...
|
| Caruur Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gobolka G/gaduud. |
Caruur ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay gobolka Galgaduud kuwaasi oo intooda badan ka cararay dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho.Sedax caruur ah ayaa ku geeriyootay
|
| Xoogaga Alshabaab Oo Xalay Weerar Culus Ku Qaadey Airo Porka iyo Madaxtooyada Beydhabo. |
Afahayeenka Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo Shir Jaraa’id u qabtay saaka warbaahinta Muqdisho ayaa ka hadlay dagaalkii qorshaysnaa ee ay xalay ku qaadeen
|
| Ciidamo ka tirisan kuwa Kooxda Embeghati oo weerary Xarunta Degmada Shibis ee gobolka Banaadir. |
Ciidamo ka wada tirsan kuwa Kooxda Embeghati ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya ayaa saaka weerar ku qaadey xarunta degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.
|
| Cismaan Cali Axmed, madaxii hey'adda UNDP Somalia oo lagu dilay magaalada Muqdisho oo saaka la aasay. |
Allaha u naxriistee Cismaan Cali Axmed, madaxii hey'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca horumaritna ee UNDP ayaa saaka lagu aasay magaalada Muqdisho ka dib markii kooxo hubeysan ay
|
| Dhibaatooyin Xaga Nolosha Ah Oo Ka Jira Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. |
Qaar ka mid ah wax garadka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay cabasho balaaran ka muujiyeen dhibaatooyin fara badan oo halkaasi ka jira oo ay ugu horeyso in degmada Matabaan
|
| Ciidamada Cadowga Ethiopia ayaa saakay Jirdil Waxashnimo ah u geystay dhalinyaro Mareysey Wadada Maka Al Murama. |
Ciidamada Cadowga Ethiopia ayaa waxaa ay saaka soo galeen wadada Makka Al Mukarama iyagoo halkaasi ka qab qabatay dhalinyaro wadadasi mareeysay kadibna jirdil u geeystay.Ciidamada Cadowga
|
| Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib U Bilaabay Bur Burin Dhul Ku Yaala Degmada C/siis Ee Gobolka Banadir iyo Dadkii Deganaa Oo ka. |
Degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir oo ah xaafad dad rayid ah degan yihiin, ayaa waxaa saaka qeebo kamid ah bur burin ku bilaabey ciidamo ka tirsan kuwa Kooxda Embeghati ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya.Ciidamadan bur burinta kula dhaqaaqey
|
| Ciidamada Ethiopia Oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo in Ay Dhibaatooyin Kala Duwan Ka Geeyteen Dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia. |
Hay’ada u dooda xuquuqul insaanka oo ka howlgala gobolka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa waxaa ay ciidamada dowlada Ethiopia ku eedeeyeen in ay kufsadaan gabdhaha Soomaalida ee ka soo jeeda dhulkaasi.Gudi hoos yimaada hay’ada xuquuqda
|
| Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo degay Yaaq Bariweyne Ee Gobolka Sh/Hoose. |
6 july 2008,(galgaduudpost.com) Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo wata 20 ural isla markaana ka Baxay Degmada Afgoye ayaa saaka gaaray deegaanka Yaaq-Bariweyne ee Gobolka Shabeellada Hoose, oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamo ka wada
|
|
 |
| MAQAL IYO MUUQAAL |
|
-------------------------------- |
 |
|

Soomaaleey u diideen, iyagaa isku diiday, Dadkii beey xasuuqeen, Dib beey inoo celiyeen,Dulli beey na geliyeen |
 |
|
Markuu Mowdku Daahiro Malagyadii wax ka qori jiray Munkar iyo Nakiir Xagee buu ka sii mari? Maalmaha Xisaabtiyo Cadaabtii Maleegneyd uma muuqan jirine Maciin yuu ka helayaa? |
 |
|
Silic ku Nooloow, Qabriga ku Saxariir, Siraadkii ku dul Kuf oo Samhariira lagu gee |
 |
|
Hebed Habawsan baad tahay, Halgan iyo Waddaninimo Inaad Heerto Mooyee, Weligaa Dab Uma Hurin, Nin Gumeysi Habayoo, Isticmaar Habeeyoo, La halmaalay Baad tahay! |
 |
|
Reer Yurub oo Melez Zenawi ku eedeeyey inuu Soomaaliya u qabsaday Dekedaheeda dayacan inuu isticmaalo shicibkanna xasuuqo |
 |
| Daawo Waxqabadkii Maxaakiimta oo Dhameystiran |
 |
 |
| Daawo Cabdullaahi Yuusuf oo Shacabka waan gumaadeynaa dhahaya |
 |
 |
| DAAYEERADA TIGREEGA EE SOO GALEY DALKEENA HOOYO SIDEEN KAGA XUREENAA |
|
DOOD FURAN |
|