Qaybaha

  Maqaallo

Cayaaraha

Diinta

Suugaan

Caalamka

Sheekooyin

Sarifka Lacagaha

Contact us

Afrtots.com
Allsanaag
Allsbc.com
Addacwah
Allbanadir.com
Aminarts.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Barbaarin.com
Buuloburde
Buurweyn.net
Buurhakaba
Jawhar.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
MarkaCadey.net
Hiiraan Online
Horseednet.net
Hilinkatoosan
Dhagaxtuur.com
Diinsoor.com
Kulmis.com
Maktabad.com
Ceelbuur.com
Godeynews.com
Oreey Online

 Ciyaaraha

Ciyaaryahan KAKA oo ku guuleeystay…..

 

 

 

Xidiiga xooxda K/Cagta ee AC Milan ee dalka talyaaniga KAKA ayaa ku guuleeystay abaal marinta xidddignimada adduunka ee sanadka (FIFpro)

Xiddigaan reer Brazil ayaa ahaa gool dhaliyihii koobka horyaalka yurub ee xilli ciyaareedkii taay haatanna wuxuu ugu cad cad yahay inuu ku guuleysto abaal marinta kubadda dahabka ee xiddignimada Yurub.

Waxaa loo doortay ciyaaryahan ugu wanaagsan addunka 2006/2007 oo ay ugu codeeyeen 57,500 qof oo xubno ka ah FIFPro, isagoo kaga guuleeystay abaal marintaan Ciyaaryahankii caanka ahaa ee ay isku wadanka yihiin Brazil Ronaldinho oo labadii sano ee ugu dambeeysay hantinayay.

"aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan helo abaal marintaan, ayna ugu weheliyaan saaxiibadeyda kale sida ciyaaryahanka weyn ee Ronaldinho, waxayna ii tahay abaal marin qaas igu ah"  ayuu yiri Ciyaaryahan KAKA oo intaas ku daray "Waxaan jeclaan lahaa inaan umahad cliyo tababarayayaasheyda ciyaartoyda aan isku kooxda nahay kuwa xulka qarankeyga , sidoo kale qoyskeyga iyo saaxiibadeyda itaageera"

Waxaa hadda 11-ka ciyaaryahan sanadkaan ugu fiican abaal marinta FIFPro ee la xulay waxaa ka mid ah.

1-  Gaalhaye Gianluigi Buffon (Italy) Juventus

2-  Difaac:- Alessandro Nesta (Italy) AC Milan

3-  Khaqdka Dhexe: Steven Gerrard (England) Liverpool

Weerarka: Lionel Messi (Argentina) Barcelona

Qeybta Ciyaaraha Galgaduud
Galaduudpost.com
 

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Allaha u naxariisto Madaxweynihi ugu horreeyey
Aadan Cabdulle

Allaha u naxariisto Madaxweynihii Labad (Cabdirashiid Cali )

Allaha u naxariisto Madaxweynihii 3aad Mohamed Siyad barre)

 
 

Copyright © 2007. Galgaduudpost.com All rights reserved
 
Designed by AfroTech