Sheekooyinka Soomaaliyeed

BOOGA SHEEKOOYINKA EE GALGADUUDPOST.COM

Juxa iyo Ninkii caqliga badnaa!

Beri baa waxa ajiray nin Juxa la yiraahdo maalin  maal maha ka mid ah ayaa juxaa wuxuu aaday beeraha wuxuuna ka doonay ooda guryaha  baadiyaha lagu dhiso ka bacdi wuxu tegay geed dheer wuu u baxay wuxuuna is yiri oodi ka go wuxu ku fadhiistay laan ka mid ah laamihii uu goynayey ka bacdi nin meesha marayay  baa yiri war miyaad waalan tahay laanta aad ku fadhido ha gooyn waad soo dhacaysaaye ka bacdi juxaa dheg umaa dhigin nin kii nin kiina waa is ka dhaafay....(Riix Halkaan Sheekada oo dhameestiran)

Waa maxay Sheeko Ama Sheekooyin ?

Waa maxay Sheeko ? wa suaal intaadan bilaabin  Mowduuca ay fiican tahay inaad ka jawaabto si dadku u fahman Mowduucaga. sheeko waxaan somali ahaan u naqaan maaha oo qudha wax dhacay oo laga sheekiyo ee waa wax had iyo goor afka ayanu k hayno ha noqoto mid aad qof u sheegayso oo kugu dhacday ama mid aad waayo arag ka tahaye markaa sheeko waxay u qaybsanta sidatan Sheeko Caruureed, (Madadaalada caruurta) Sheeko Waayo aragnimo, Sheeko aqooneed, Sheeko Cilmiyeed, sheeko jacayl, Sheeko Taariikheed, waxaan umalaynaa wax walba oo aad sanayso waa sheeko aad sheegaysid iyo mid markaa waxd saaynayso kuu qoraysa oo aad hadhow ka sheekayn doonto markaa waxaan ka bilabayaa...(Riix Halkaan Sheekada oo dhameestiran)

Sheeko Caruureed

Sheeka caruureedku waxay ahad wax yabahana ugu jeclaa markaan yara in layga sheekeeyo waxana xasuutaa aniga iyo dhalinyaradaan isku faca ahayan oo habeenkee is raca oo meel fadhista uu marba mid ka sheekeeyo wixii uu maqlay oo walid kii uga sheekeeyeen waxa ka mid aha sheekoyinka Diin iyo Daco, Dabagale iyo Maroodi Ma soo koobi karayo lakiin nasiib daro waxan ka xasuuto hada ma jiraan uun waxana maskaxdayda ka ho in magacyadoodii......(Riix Halkaan Sheekada oo dhameestiran)

Sheeko xariireed

Sheeko sheeko sheeka xariir ah Shilin baa dhuustay Dhuusadii baa cirka roortay cirkii baa caad yeeshay caad kii baa ceela buux shay ceelashii baa riyo daaqeen riyihii baa mal mal dhiiqay mal mal kii baa umulo cabeen umulihii baa gor gor  riigay gor gor kii baa bal duulay baal kii baa badi.....(Riix Halkaan Sheekada oo dhameestiran)

Juxaa Iyo Dameerihii (Caqlula Cabiidi Man Fasiqa Saaca layal) 

waxa layiri xiligaa Juxaa jiray baa maalin maalmaha ka mida ah loo dhiibay dameero oo la yiri soo warabi waxay ahayeen 10 dameeraad markuu celi kii ka soo noqday oo uu ada marayey buu is yir dameeri hii tiri isagoo saran mid ka mida dameerihii buu tiradii ku bilaabay...(Riix Halkaan Sheekada oo dhameestiran)

Wiil Kii Caqliga Ka qaday Boqorka (Riix Halkaan)


Fadlan hadii aad sheeko heeyso Emailkaan noogu soo dir
webmaster@galgaduudpost.com 

Thanks.


 

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Allaha u naxariisto Madaxweynihi ugu horreeyey
Aadan Cabdulle

Allaha u naxariisto Madaxweynihii Labad (Cabdirashiid Cali )

Allaha u naxariisto Madaxweynihii 3aad Mohamed Siyad barre)

 
 

Copyright © 2007. Galgaduudpost.com All rights reserved
 
Designed by AfroTech