Qaybaha

  Maqaallo

Cayaaraha

Diinta

Suugaan

Caalamka

Sheekooyin

Sarifka Lacagaha

Contact us

Afrtots.com
Allsanaag
Allsbc.com
Addacwah
Allbanadir.com
Aminarts.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Barbaarin.com
Buuloburde
Buurweyn.net
Buurhakaba
Jawhar.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
MarkaCadey.net
Hiiraan Online
Horseednet.net
Hilinkatoosan
Dhagaxtuur.com
Diinsoor.com
Kulmis.com
Maktabad.com
Ceelbuur.com
Godeynews.com
Oreey Online

 Sheekooyinka Soomaaliyeed

Juxaa Iyo Dameerihii (Caqlula Cabiidi Man Fasiqa Saaca layal) 

waxa layiri xiligaa Juxaa jiray baa maalin maalmaha ka mida ah loo dhiibay dameero oo la yiri soo warabi waxay ahayeen 10 dameeraad markuu celi kii ka soo noqday oo uu ada marayey buu is yir dameeri hii tiri isagoo saran mid ka mida dameerihii buu tiradii bilaabay makaa kii uusara wa ailabay oo tiradi kuam darin markuu kii ilabay waxa u soo baxay 9 dameeraaad waa uu yabay oo ka degay dameerku sara hadan dibu ayaa tiradii ugu ceshay waxa us soo baxay 10 dameera ah uu yabay wuxu yir markaan dameerka u baxan dameer baan la wayaye markaan ku geeyna dameer kii baa so noqnaya oo tiradi wa dhamanaysaa markaa wuxuu go aan saday inu uu lugihisa isticmaalo ilaa intuu guri gii ka ganayo iyagoo dhan oo xuubdo tiradii saka loo sii dhibay oo ahayd 10 dameerad marku gurigii tegay oo xereye buu dadkii u sheegay shekadi ku dhacday cidn waxba kama so qadin oo walxa yiri war waa Juxee inagdaya marka habeen badh kii bu xasuutay in uu ka ilabayey tirada damrkuu sara oo marku damrka ubaxan aan ku tirnayan damarka uu ku joogo marka shekada waxa ku so baxday maah maah carabi ah oo ahayd caqlul cabiidi manfasiqa saaca layal oomacnaheedu yahay sidan u malaynayo doqonka caqliguuso habeenkii bu kal miirmaa ama sifiican u shaqeeyaa wataa sheekadi Juxaa o aha nin carb ah

JUXE IYO DAMEERKII

sheekadan firya sxb kaya nin ah baa ii soodiraye
waxaan ugu soo qoray meesha waa sheeko la socota kuwan oo kale kuwa juxaa
Juxa ayaa dameer uu laha suuqa keenay sii uu u iibiyo nin doonayay in uu gato dameerka ayaa qabtay seyntii Dameerka, suu haraati ku jiiday, haddana wuxuu fiiriyay ilkihiisa makaasuu dameerkii qaniinay ninkoo xanuunsanaya ayaa yiri juxow cidna dameerkan kaama gadaneyso, juxa ayaa u jawaabay oo yiri in ay cidi iga gadato uma keenin suuqa, ee markii horeba waxaan u keenay in leyla arko dhibka uu igu hayo aniga!!

Dawaco iyo Waraabe 

Bari ayaa dawaco adhi fara badan ka cuni jirtay reero meel deggan. Adhigaas oo riyo iyo idaba lahaa. Maalin danbe ayaa dadkii meel isugu yimaadeen waxaaney ka wada hadleen sidii ay dawacadaa dhibta badan iskaga dili lahaayeen. Waxay dadkii talo ku gaadheen in dabin loo dhigo dawacada. Dawacadii waxay ku dhacday dabinkii loo dhigay. Dadkii waxay ku xidheen dawacadii geed jiridiis, si looga aarsado oo waxaa talo lagu gaadhey in dab lagu dhex rido.

Dadkii waxay soo gureen qoryo xaabo ah oo aad u badan. Waxay xaabadii ka buuxsheen god aad u weyn oo ay ka qodeen geedkii ay dawacadu ku xidhnayd agtiisa. Markaas ayey xaabadii dab ku huriyeen waxayna yidhaahdeen, "Aan iska tagno, oo marka dabku uu aad u shidmo ku soo noqonno oo dawacada ku dhex ridno." Waraabe aad u gaajaysan ayaa wuxuu maqlay cidii dawacada. Markaas ayuu soo orday oo is yidhi, aad ka eryatid neefka ay dilootey maanta, waraabihii wuxuu u yimi dawacadii xidhneyd.

Intuu yaabey ayuu ku yidhi, "Naa dawaco yaa geedka kugu xidh-xidhay?" Markaas ayey dawacadii tidhi, "Waxa igu xidhay adeerkay." Waraabihii (Dhurwaa) ayaa hadana yidhi, "Oo muxuu kuu xidhay?" Dawacadii ayaa tidhi, "Adeerkay aad buu ii jicelyahay." Wuxuu arkay in aan caato ahay markaa wuxuu ii qalay wan weyn oo aad u buuran. Dabkaasna wankaas ayaa lagu karin doonaa. Aniguna waan diidanahay in aan cuno wankaas buuran, waayo gaajo ima hayso oo maalmahan oo dhan ayaan hilib cunayey, oo waxaan ka cabsanayaa inaan calool xanuun ka qaado. Markii aan damcay in aan ka tagana, intuu i soo qabtay ayuu geedkan igu xidhay. Markaan hilibkii cuni kari waayeyna wuu i diley.

Waraabihii ayaa intuu afka aad u kala qabtay illeen waa wax hilib iyo baruur jecele yidhi, "Ihi! ihi! ihi! aniga ayaa xariga kaa furaya ee aniga geedka igu xidh, si aan anigu u cuno hilibkaas adiguna uga nabad gasho." Markii dadkii ku soo noqdeen meeshii dawacadu ku xidhnayd, si ay dabka ugu dhex tuuraan, waxay u yimaaddeen waraabe ku xidhan geedkii. Dadkii ayaa intey yaabeen yidhi, "War Waraabe meeday dawacadii?" Markaas ayuu waraabihii yidhi, "aniga ayaa xarigii ka furay oo way tagtay."

Dadkii ayaa yidhi, "Oo maxaad uga furtay?" Waraabihii wuxuu yidhi, "waxay i tidhi dawacadii aniga gaajo ima hayso, ee hilibka la ii keeni lahaa adigu cun." Markaas ayey dadkii isagii dabkii ku tuureen. Sidaas ayaa waraabihii isku darsaday hunguri xumada iyo doqonnimada ku dhintay.

Fadlan hadii aad sheeko heeyso Emailkaan noogu soo dir
Im950@hotmail.com

Thanks.

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Allaha u naxariisto Madaxweynihi ugu horreeyey
Aadan Cabdulle

Allaha u naxariisto Madaxweynihii Labad (Cabdirashiid Cali )

Allaha u naxariisto Madaxweynihii 3aad Mohamed Siyad barre)

 
 

Copyright © 2007. Galgaduudpost.com All rights reserved
 
Designed by AfroTech