Qaybaha

  Maqaallo

Cayaaraha

Diinta

Suugaan

Caalamka

Sheekooyin

Sarifka Lacagaha

Contact us

Afrtots.com
Allsanaag
Allsbc.com
Addacwah
Allbanadir.com
Aminarts.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Barbaarin.com
Buuloburde
Buurweyn.net
Buurhakaba
Jawhar.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
MarkaCadey.net
Hiiraan Online
Horseednet.net
Hilinkatoosan
Dhagaxtuur.com
Diinsoor.com
Kulmis.com
Maktabad.com
Ceelbuur.com
Godeynews.com
Oreey Online

 Sheekooyinka Soomaaliyeed

Juxa iyo Ninkii caqliga badnaa!

Beri baa waxa ajiray nin Juxa la yiraahdo maalin  maal maha ka mid ah ayaa juxaa wuxuu aaday beeraha wuxuuna ka doonay ooda guryaha  baadiyaha lagu dhiso ka bacdi wuxu tegay geed dheer wuu u baxay wuxuuna is yiri oodi ka go wuxu ku fadhiistay laan ka mid ah laamihii uu goynayey ka bacdi nin meesha marayay  baa yiri war miyaad waalan tahay laanta aad ku fadhido ha gooyn waad soo dhacaysaaye ka bacdi juxaa dheg umaa dhigin nin kii nin kiina waa is ka dhaafay

Cabaar ka bacdi juxaa dhukuu ku soo dhacay ilayn laantii uu ku fadhiyey buu gooyaye ka bacdi nin kii wax u sheegayey oo meel halkaas ah sii socda buu ka daba cararay oo yiri war bal kaalay nin wax walba og baad tahay  nin kaagan ii sheegay hadan laanta gooyo in aan so dhacayo nin kii waa yaabay markuu juxaa sidaa ku yiri juxa wuxuu  yiri war walaal waxaad ii sheegtaa maalin taan dhimanayo waadigan mark kii hore iisheegay in aan ka soo dhacayo laanta hadan gooyee nin kii in tuu yabay bu gartay in uu nin kan nacas yahay markaas buu yiri

"waxaad dhimanaysaa marka dameer kaagu qayliyo juxaa wuxuu maalin tii oo dhan firinayay dameer kiisa afkiisi dameera waa dameer marku dameero arko buu qayliya cabar ka bacdi dameerkii baa arkay dameero kale oo qaylo ugu qabtay juxaa waa ti nin kii ku yir marka dameer kaagu qayliyo waad dhimanaysaa juxaa waa u ramaystay sheegadii nin ku ku yiri oo wuxuu qatay mara cad wuxuuna aaday xabaalaha dadka lagu duugo isago isleh waad dhimanaysa wuxuu juxaa dhex seexda xaboolo magalada ka baxsan waxaa meeshi xabalah agtooda ahayd soo maray dad magaalada ka lunsan oo wayay wado u mari lahayeen waxa arkeen qof kaas xabalaha dhex jiifa waxay is yirahdeen qof kan waydiiya

Meel magalada loo maro waxay yirahdeen war qof kaan hurda meesha ama noo sheegi karytaa meel maglaadii naga xigto waa wada habawnaye markaas baa juxaa yiri markaan aduunka ku noola waxa loo mari jiray wadaa agtiina ah markaas bay yaabeen oo yirahdeen nin kan miyuu walan yahay wuxuu kawada markaan aduunka ku noolaa waxay waydiiyiin wuxu kalmadaas u leeyahay juaxaa wuxu ragii u sheegay sheekadii  oo dhan ka bacdi waxay yiraahdeen sida laguma dhintee ka kac meesha oo ina keen

Fadlan hadii aad sheeko heeyso Emailkaan noogu soo dir
Im950@hotmail.com

Thanks.


 

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Allaha u naxariisto Madaxweynihi ugu horreeyey
Aadan Cabdulle

Allaha u naxariisto Madaxweynihii Labad (Cabdirashiid Cali )

Allaha u naxariisto Madaxweynihii 3aad Mohamed Siyad barre)

 
 

Copyright © 2007. Galgaduudpost.com All rights reserved
 
Designed by AfroTech