Qaybaha

  Maqaallo

Cayaaraha

Diinta

Suugaan

Caalamka

Sheekooyin

Sarifka Lacagaha

Contact us

Afrtots.com
Allsanaag
Allsbc.com
Addacwah
Allbanadir.com
Aminarts.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Barbaarin.com
Buuloburde
Buurweyn.net
Buurhakaba
Jawhar.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
MarkaCadey.net
Hiiraan Online
Horseednet.net
Hilinkatoosan
Dhagaxtuur.com
Diinsoor.com
Kulmis.com
Maktabad.com
Ceelbuur.com
Godeynews.com
Oreey Online

 Sheekooyinka Soomaaliyeed

Waa maxay Sheeko Ama Sheekooyin ?

Waa maxay Sheeko ? wa suaal intaadan bilaabin  Mowduuca ay fiican tahay inaad ka jawaabto si dadku u fahman Mowduucaga. sheeko waxaan somali ahaan u naqaan maaha oo qudha wax dhacay oo laga sheekiyo ee waa wax had iyo goor afka ayanu k hayno ha noqoto mid aad qof u sheegayso oo kugu dhacday ama mid aad waayo arag ka tahaye markaa sheeko waxay u qaybsanta sidatan Sheeko Caruureed, (Madadaalada caruurta) Sheeko Waayo aragnimo, Sheeko aqooneed, Sheeko Cilmiyeed, sheeko jacayl, Sheeko Taariikheed, waxaan umalaynaa wax walba oo aad sanayso waa sheeko aad sheegaysid iyo mid markaa waxd saaynayso kuu qoraysa oo aad hadhow ka sheekayn doonto markaa waxaan ka bilabayaa baga  sheekooyinka. sheeko jacayl ah.

Sheekada jacalka ahan suaashan baan ku jirta ee figradad la kaasho aa taydanla kaashanayaaye.

Maxay somali ka taqaan jacayl?

Mase xush meeyana qofka jacaylku ahayo oo ma u soo celiyaan jacaykiisii ?

Muxuu somalida Jacaylkeedu horumar u wayaa?

aniga figradaya hadan tan hore kajawabaq waa sidatan


Fadlan hadii aad sheeko heeyso Emailkaan noogu soo dir
Im950@hotmail.com

Thanks.


 

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Allaha u naxariisto Madaxweynihi ugu horreeyey
Aadan Cabdulle

Allaha u naxariisto Madaxweynihii Labad (Cabdirashiid Cali )

Allaha u naxariisto Madaxweynihii 3aad Mohamed Siyad barre)

 
 

Copyright © 2007. Galgaduudpost.com All rights reserved
 
Designed by AfroTech