|
Sheeko Caruureed
Sheeka caruureedku waxay
ahad wax yabahana ugu jeclaa markaan yara in layga
sheekeeyo waxana xasuutaa aniga iyo dhalinyaradaan
isku faca ahayan oo habeenkee is raca oo meel fadhista
uu marba mid ka sheekeeyo wixii uu maqlay oo walid kii
uga sheekeeyeen waxa ka mid aha sheekoyinka Diin iyo
Daco, Dabagale iyo Maroodi Ma soo koobi karayo lakiin
nasiib daro waxan ka xasuuto hada ma jiraan uun waxana
maskaxdayda ka ho in magacyadoodii.
Laakiin had amakraan
qurbaha imid waxan la yaaba sida caruuta Dadka
ajinabiga ah uu dhalay amaba kuwa ku dhashay halakan
laagu sheekeeyo iyo ku wii Soamalia sheekoyin kii
laaga sheekayan jiray siday ku kala du wan yihiin hada
firiso Wadan ka Maraykan ka waxaa caruuraha looga
sheekeeyaa sheekoyin Xariis leh oo aanay ku jirin wax
vayalan aa ama wax wax dhibay ama cuna ama aan
lahayan wax siyaasad ah ilaa intay ka qaan gaadhayaan
sheekoyinka baa looga sheekeeyaa.
Laakiin Soomalidu caruutoda
waxay uga sheekayan jireen sheekoyin caaab leh oo dad
qalato iyo dad qal iyo qoris maris iyo libaax wax
cunaya iyo xiyaamo miidhan ah oo weliba caruutaa
aarkood ay aku nolayeen baadiyey cid la ah oo hadii
cawa lagaa sheekeeyo ad beri ka baqayso ado ari la
jooga in wixii ku yimadan.
Marka suaashaan is
waydiiyaa baa waxay taha y ma waxaa caruuta loogaga
sheekayan jiray sheekoyinkaa ian aya ka qadaan
dhiiranana iyo baqdin laan mise in laga bajiyo. horta
mid wa a hubaa oo Somalidu malaha wadna naxa iyo mid
baqa midna oo kaad aragtaba kii kale ka dara ama
magaalo ha ku barbar ama baadiye ha ku bar baree.
Qof ahaan waxaa ruamayan
sanahay in sheekoyinkaasi u ficanaayeen caruuta oaay
kala dhex bixi jireen raayib nimo iyo caqli dheeraad
ah iyo weliba waaya argnimo.
waxaan bilaabaya sheekyin
an is leeyahay balhada dadk qar kii bada ku dhaantaa
wax meel la keeyo maha ee uun waa wax lagu baraar jiyo
dadk sheekoyin ka yaqaan waxaan ka cdsanayaa qof kii
hay asheeko ama ha ahaato mid waayo aragnimo ama mid
looga
sheekiyey oo ah sheeko
caruureed in uu ila soo socod siyo waxaan ugu bedelaya
sheekada mahad naqa iyo cis waad hanad san tihiin.
Fadlan hadii aad sheeko
heeyso Emailkaan noogu soo dir
Im950@hotmail.com
Thanks.
|