|
Wiil Kii Caqliga Ka qaday Boqorka
Soomaalida markay joogeen somalia ma ayalahan TV laga
dawado mada daalada caruuta waxaa caruuta somaliya mid
magaalo iyo mid baadiyeba lagu mada dalin jiray
sheekooyin ah khiyaali. sheekoyinkaas oolayska soo
dhaxli jiray ninba nin ka kale u soo gud bin jiray
illa iyo maanta soco ta. sheekadan caruutii aan wada
ciyaari jiray baa iiga sheekaysa. illaa iyo maanta oo
aan ahay nin wayan weli way ku jirtaa maskaxdayda
maaha cartuun ana yartii dawada oo ana ilaabay ee waa
wax aan xiise wayan u ahyan aadna u degay maskaxdayda.
waxay ka bilabataa sidan. waa baa waxaa jiray Wiil iyo
aabihii waxaay ahayeen reer aan xoolo fiican lahayan
markaa meeshay deganyeen waxaa xu kumi jiray nin
boqoro ah nolo saren ku nool markaa wiilkan oo ah da
yar baa aabhii baray habka wax loo xado. waxay ku
shaqaysan jireen isaga iyo aabihii meel lagu tumo
birha shaqdaa waaxaa u dheeraa Tuugada maxa yeelay
xoolo may haysan aan ahay kay dadka ka soo xadan makr
maalin tii danbe baa wiilkii aabhii ku yiri aabe
waxaan yar yar ee aan xadayna wax inoo noqon maysee
aan boqorka magalda qasnadiisa jabsano. taladaas ba
la soo jeediyey markaa sidii furaha lagu heli lahaa
baa la raacay waxaa furanha qasnada ahay nin u aha
bide boqorka oo aan laga qadi karnay furah una
xilsaaran muhimada qasanda boqorka (dahabka ) markaa
waxa la soo ogaada wiilkii iyo aabhihii ninkan bidaha
ahi meeshu arootii ka quruucdo meeshii baala yiri aan
tagno waxayan ku balameen wiil kii iyo aabhiin.
markaan meesha galo oo aan quraacda cuno baa odaygii
yir aan isas suuxinaya oo sika dhigaya sidi wax miyir
beelay marka adiga waxaad tirhadaa alaal aabahay baa
suuxay ee yaa fure hay aan cidhibka ka gubee. waa
khiyamo loo dagay ninka furaha haee markii meeshii la
galay oo ay arkeen nin kii baa sidii la sameey odaygii
baa isa suuxiyey markaas baa wiil kii qayshay war ii
miciin aabahay baa suxaye waa lagu soo uruuray
markaas ba la waydiiya oo layiri wiil kii aabahaa
marka uu suxuu maxa la siiyaa markaas buu yiri waxba
la siiyee Furaha qafilka lagu fur baa inta la
kulayliyo cagta cidhibteeda lagag dhejiyaa ee yaa
furayaal haya markaa kii cabiidka aha oo dadk meesh
joogay ka mid ah ba yiri war ana ahay fure hadii uu
wax u qabanayo oadayga suuxay. furihii buu u dhiibay
yarkii. yarkii intuu furhii qaday buu dakii makhaaxida
soo geliyey oo isago kulu buu abihii cidhibtiisa ku
dhejiyey markaas buu booday odaygii intii furha kulu
ka taabtayna waxaa caadi isagu sawiray furihii.
markaas baa wiilkii nin kii cabiidka ahaa ee furaha u
dhiibay buu u ceshay furuhii oo yiri waad
mahadsantahay. wiil kii iyo aabhii ilayan waa sheeko
laysala ogaaye waa la kacay waxa la aaday meeshii ay
biraha ku tumi jiraa waxaa la qaday sawirkii furaha ee
odayga cidhibtiisa ka soobaxay waxan laga soo samaytay
fure kii oo kale ah kii bidaha boqorku hayay oo kale
ah. waxaa la aaday kaasalkii (daartii) boqorka si loo
soo dhaco dahabka boqorka waxa laysku beegay goor
ahbeen ah markii ay noqtay mugdi baa loo dhacay
boqorka gurigiisii waxaan la furay meeshii dahabka ee
boqorka markii dahabkii la soo qatay ee lala marayey
meel sare oo la rabo in dibada loola dhaco baa wax
arkay gaadh haye ku dhow oo ilalinay guriga boqorka
korkiisa markaas buu ka soo daba orday wiil kii
markuu aarkay ninka soo oraday buu booday odaygiina
wuxuu siday dahabka qaybtii markaas buu is yiri
dahabka hor tuur adigna ka daba bood markuu dahab kii
tuuray oo uu ku dhacay dhulak hoose wiilkiin hoos
joogo baa nin kii gaadha ahaa ku soo garay odaygii
meeshiii isagoo aan weli boodin wuxnuna odaygii ak
gooyo qoorta wiil kii wuxuu hoos ku sugaaye aabihii
inuu soo boodo lakiin waxaa ku soo agdhacay aabihii
madaxiisii.
Fadlan hadii aad sheeko
heeyso Emailkaan noogu soo dir
Im950@hotmail.com
Thanks.
|