Aqristow Ra'yigaaga Ka Dhiibo Adoo Xur U Ah Ma U Aragtaa In C/llaahi Yusuf Vs Nuur Cadde Ay Umada Horomariyeen Mise Waa Kuwo Halaag Iyo Baaba U Horseeday Umada Soomaaliyeed....
Wariyeyaal ajnabi ah oo lagu afduubtay Inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye.
2 wariye oo u kala dhashay wadamada Australia iyo Canada ayaa waxaa afduubtay kooxo hubeysan oo aan la garaneynin iyadoo kooxahaasina aan la ogeyn halka ay ula dhaqaaqeen...